SOMALIA INVESTMENT GROUP

Is Diiwaangelinta Xubnaha Aasaasayaasha way furan tahay!

Waxaan diyaariney 4 mashruuc oo cusub oo Soomaaliya u gaar ah, waxaana raadinaynaa maalgashadayaal Soomaali ah oo nagala qayb geli doona. Magacyada Mashruuca Waa La Beddeli Doonnaa Markii La Helo Maal Gashato Ku Filan Mashruuc Kasto.

✅ SIDA LA ISKU DIIWAANGELIYO: Linkigaan waa 3 Mashruuc.

1. Riix linkiga hoose

2. Buuxi foomka

3. Ogolow shuruudaha

👉 IS DIIWAANGELI HALKAN:

https://somalia-investment-group.ai.studio/

💵 FIIRO GAAR AH: Wax lacag ah lagama qaadayo hadda. Waa is diiwaangelin kaliya. Markaan Helno Ganacsato ama Maalgashato ku Filan Mashruuca waxaan ku soo Sheegi doonnaa Boggeenna Facebuugga

Fadlan la soco bogga Facebook-keena, oo wadaaji (share) post-kan si qoyskaaga iyo saaxiibbadaa ay u arkaan. 🙏

✅ IS Diiwaangelinta way furan tahay! Wax lacag ah lagaama qaadayo hadda, Waa is diiwaangelin kaliya si aan u ogaanno shacabka daneynayo.

Isdiiwaangelinta Mashruuca Dhismaha Matan Tower waa halkan: https://matanmediallc.com/matan-tower

Ololaha Maalgashiga Shacabka Soomaaliyeed Oo Ka Koban Afar Mashruuc

Matan Tower
Dhismo cusub oo 15 dabaq ah oo laga dhisi doono Xaafada Hodan, agagaarka Taleex, Muqdisho. Waxaa ku jira 111 guri: 78 1-bedroom ($65,000) iyo 33 2-bedroom ($120,000), dukaamo iyo xafiisyo, parking, iyo balli saqafka sare ah. Lacag bixintu waa saddex qaybood: 1/3 marka aad qabsatid, 1/3 dhexda dhismaha, 1/3 marka la dhammeeyo. Kirada: $700+ (1-bedroom) iyo $1,000 (2-bedroom) bil kasta.
matanmediallc.com/matan-tower

Mataan Booking


Meel aad ka heli karto hoteello, xeebaha iyo guryo la diyaariyey oo ku yaal Soomaaliya oo dhan: Muqdisho, Hargeysa, Garowe iyo Kismayo. Dhammaan waa la xaqiijiyey, waxaadna ku bixin kartaa EVC iyo Zaad. Qiimaha laga bilaabo $85 habeenkii.
mataan-booking.ai.studio

Basaajo


Gaadiidka iyo lacag-bixinta Soomaaliya, hal meel. Isdiiwaan geli, ka dibna isticmaal — u sheeg dadka kale shirkaddaan Basaajo.
basaajo-900361820.us-east1.run.app

Suuq Soomaaliyeed


Suuq online ah oo aad ku iibsan karto, ku iibin karto, kuna gorgortami karto meelkasta oo Soomaaliya ah. Waxaa ku jira 14,800+ iibiyeyaal, 1,200+ ganacsi oo la xaqiijiyey, 42 magaalo, iyo 100% escrow ammaan ah.
suuq-soomaaliyeed-900361820.us-east1.run.app