Home
Payment, Privacy & policy
Homecare
WhatsappMax
MAX AI Agent
Web/App Design
AI Receptionst
Agreement Form
AI Atomation Services
Euro Yacht
AI Photo Recognizer
Whatsapp Policy
Matan Real State
SUUQA
Basaajo " Rideshare"
Is Diiwaangelin
SaaS Page
SaaS Terms
MAX AI OS
Mataan Booking
Matan BosE
East Africa Auto
Matan Limo
MatanAIBOS Exec SUM
Home
Payment, Privacy & policy
Homecare
WhatsappMax
MAX AI Agent
Web/App Design
AI Receptionst
Agreement Form
AI Atomation Services
Euro Yacht
AI Photo Recognizer
Whatsapp Policy
Matan Real State
SUUQA
Basaajo " Rideshare"
Is Diiwaangelin
SaaS Page
SaaS Terms
MAX AI OS
Mataan Booking
Matan BosE
East Africa Auto
Matan Limo
MatanAIBOS Exec SUM
BasaaJo waa App Gaadiid Raaca Casriga ah ee Soomaaliya
Dalbo gaari ilbiriqsiyo gudahood. Ku safar si degdeg ah, Safar ammaan ah, oo qiimo jaban leh. BasaaJo wuxuu isku xiraa rakaabka iyo darawallada si fudud meel kasta oo ay Soomaaliya ka joogaan sida: Garoonka Diyaaradaha, hoteellada, guryaha, maqaayadaha, Lido Beach, Jasiira Beach, iyo goobo kale oo badan. Basaajo: Nidaamka casriga ah ee gaadiid isla-wadaagga Soomaaliya (Ride-Share) oo leh habka lacag-bixinta mobaylka ee Basaajo Pay. Waxay taageertaa rakaabka, Darawallada, Maamulka iyo shirkadaha. Waxaad dalban Kartaa: Gaari yar, Gaari weyn oo diliveri ah, Bajaaj, iyo kuwo kale. Riix Masawirka Hoose si aad u tijaabiso Basaajo App, Mar dhow ayaan Rajeyneynaa in aan Billowno, Waxaan Diyaarineynaa sheerar qofkasto ka qeybqaadan karo "Maal Gashi Ganacsi"
$1000
halkii Sheer,
1000 Sheer
ayaan Diyaarin doonnaa in La iibsado Insha Allah. Wixii Faahfaahin dheeraad ah Waan Idin la soo socodsiin doonnaa Markaan Diyaar garowno ee Nala Soco Fadlan. Mahadsanid. Riix ama Guji Masawirka Hoose si aad u geshid Basaajo App